Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Gudoomiyaha Haayada Caymiska Qaranka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Gudoomiyaha Haayada Caymiska Qaranka.
September 20, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa kulan la yeeshay gudoomiyaha haayada caymiska qaranka oo ay iyagu uyeedheen kadib markii ay cabasho usoo gudbiyeen ganacsatada baabuurta soo dajiya oo ka cabanayay haayada caymiska qaranka

Sidoo kale xildhibaanada gudia dhaqaalaha iyo gudoomiye bukhaari ayaa siwada jir ah uga warbixiyay kulan ay wada qaateen iyo arimaha ay kaga wada hadleen.

COMMENTS
LINKS