Ciidamada Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qaabkii Ay Usoo Qabeen Tuugo Lacag Ka Dhacay Meherad Ganacsi, Editor: 3 years ago HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay tuugo jabsaday meherad ganacsi oo ku taala magaalada hargaysa iyo cadadka lacagta ay qateen ee lasoo qabtay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;