WAJAALE NEWS

Muj Ibrahim Dhagayne Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Ku Deg Degtay Go,aanka Dadka Shacabka Ay kaga Raaftay Magaalada Laascanood.

HARGAYSA(W,N)-Muj ibraahim xuseen dhagawayne oo kamid ah haldoorka halgamayaashii Snm ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay In xukuumada Somaliland dad maati oo kazoo jeeda koonfurta somaliya ay ka raafto magaalada laascanood

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version