WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaabkii Ay Ciidanka Dab Damisku Usoo Sabata Bixiyeen Gabadh Ku Dhacday Musqul Xaafada Daami Ee Magaalada Hargaysa!

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka dab damiska ee somaliand ayaa gurmad ufidiyay gabadh ku dhacday suul xaafada daami ee magaalada hargaysa oo qaylo dhaan loogu soo diray.

Ciidanka dab damiska ayaa gabadhan kazoo sabata bixiyay musqusha ay ku dhacday iyagoo gaadhsiiyay cisbitaalka way nee magaalada hargaysa halkaasi oo xaaladeeda caafimaad lagu dabiibayo,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA QAABKII AY USOO BADBAADIYEEN GABADHAN;

Exit mobile version