DAAWO;-Maxaa Kala Qabsaday Mulkiilaha Dahabshiil Group Iyo Masuuliyiin Xukuumada Katirsan+ Ajaanib Uu Ka Digay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxaa Kala Qabsaday Mulkiilaha Dahabshiil Group Iyo Masuuliyiin Xukuumada Katirsan+ Ajaanib Uu Ka Digay!
October 15, 2021 - Written by Editor:

HAWO(W,N)-Mulkiilaha shirkada dahabshiil oo dhwaan ka hadlay madal shirkada sompower ku daahfuraysay qiimo dhimis laydhka ayaa walaac ka muujiyay shirkado ajaanib ah o uu sheegay in la siinayo laydh in ay dalka keenaa balse aanay bixin doonin laydhkii bilaashka ahaa ee shirkadoodu siin jiray masaajidada iyo saldhigyada boliska

Dhanka mulkiilaha dahabshiil ayaa jawaab kulul siinayay gudoomiyaha koishanka laydhka oo usoo jeediyay in la jabiyo laydhka warshadaha furinka isagoo sheegay ganacsade maxamed siciid in xukuumada looga baahan yahay danyarta in ay caawiso waajibna ka saran yahay

Wasiirka macdanta iyo tamarta oo madasha isna ku sugnaa ayaa jawaab ka bixiyay hadalka ganacsade maxamed siciid ducaale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

COMMENTS
LINKS