“Arab Waa Reerka Kaliya Ee Markii Awdal La Galay, Wixii Ay Soo Dhaceen Soo Celiyay” Ex Wasiir Abdilaahi Dheere | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Arab Waa Reerka Kaliya Ee Markii Awdal La Galay, Wixii Ay Soo Dhaceen Soo Celiyay” Ex Wasiir Abdilaahi Dheere
October 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada Somaliland ee xukuumada axmed siilaanyo ayaa sheegay in beesha arab tahay beesha kaliya ee markii Snm gashay boorama wixii ay bililiqaysteen gaadiid iyo hanta ay  soo celiyeen iyagu wixii ay soo qaateen.

Dhanka suldaan meesha ka hadlay ayaa sheegay in beelaha aan celinin wixii boorama laga soo dhacay aan celin kala yihiin awal iyo garxajis.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS