WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama Iyo Ujeedada Safarkiisa!

BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa galabta gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama halkaasi oo duleedka magaalada ay kusoo dhaweeyeen maayarka boorama iyo masuuliyiin kale.

Waftiga uu hogaaminayo madaxwayne kuxigeenka somaliand ayaa la shaacin ujeedada safarkiisa iyo waxa uudaaran yahay wallow uu gobolka awdal yahay gobolkiisii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version