WAJAALE NEWS

Ardayda Dugsiga Faarax Oomaar Oo Banaan Bax Sameeyay Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

HARGAYSA(W,N)-Ardayda dugsiga sare ee faarax oomaar ayaa saaka mudo haraad la hortagay wasaarada waxbarashada kasi oo kaga cabanayeen maamulihii dugsiga oo la badalay kaasi oo ay sheegeen in uu horumar gaadhsiiyay iskuulka

Sidoo kale ardayda mudo haraadka dhigaysay iyo ciidanka booliska oo isku dhac ayaa sobobay khasaare iyo arday la xidh xidho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version