Gudoomiye Faysal Waraabe Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Uu Ku Kacay Wasiir Cabdilaahi Abokor! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Waraabe Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Uu Ku Kacay Wasiir Cabdilaahi Abokor!
October 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyiha xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe oo jawaab ka bixiyay eedo uu dhawaan usoo jeediyay wasiir cabdilaahi obokor isagoo fashiliyay halka uu kala qaaday iyo qorshe uu oday muuse dalab ka dhan oo uu ula yimid xiligii doorashada,

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa soo bandhigay mashaariic Somaliland loogu deeqay oo uu musuq maasuqay wasiir cabdilaahi abokor kuwaasi oo sobobay in ay qabyowdo wadadii gabailey ilaa kalabaydh iyo arintii madaxwaynuhu kaga wareejiyay berbera corridor.

Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay sobobtii loo xidhay cabdilaahi abokor xukuumadii siilaanyo ee uu wasiirka ahaa iyo jabhad uu samaysanayay oo la ogaaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS