Dawlada Taiwan Oo Gaadhi Ugu Deeqday Ciidanka Dab Damiska Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Taiwan Oo Gaadhi Ugu Deeqday Ciidanka Dab Damiska Somaliland!
October 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Safiirka dalka Taiwan ufadhiya caasimada Somaliland ayaa gaadhi ku wareejiyay taliyaha ciidanka dab damiska Somaliland kaasi oo qayb muhiim ah ka qaadan doona dadaalada ay ugu jiraan la dagaalanka dabka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS