WAJAALE NEWS

Dawlada Taiwan Oo Gaadhi Ugu Deeqday Ciidanka Dab Damiska Somaliland!

HARGAYSA(W,N)-Safiirka dalka Taiwan ufadhiya caasimada Somaliland ayaa gaadhi ku wareejiyay taliyaha ciidanka dab damiska Somaliland kaasi oo qayb muhiim ah ka qaadan doona dadaalada ay ugu jiraan la dagaalanka dabka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version