Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Kala Dirtay Shaqaalaha Soo Ururinta Xogta Kaamamka Gobolada Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Kala Dirtay Shaqaalaha Soo Ururinta Xogta Kaamamka Gobolada Dalka!
October 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland oo kaashanaysa haayada IOM Ayaa maanta kala dirtay shaqaale sooo ururindoona xogta barakacayaasha gobolada dalka Somaliland

Waxaan ujeedada xog ururintan ka hadlay gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha agaasimaha waaxda qaxoontiyada iyo masuul ka socday haayada IOM.

COMMENTS
LINKS