WAJAALE NEWS

Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Kala Dirtay Shaqaalaha Soo Ururinta Xogta Kaamamka Gobolada Dalka!

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland oo kaashanaysa haayada IOM Ayaa maanta kala dirtay shaqaale sooo ururindoona xogta barakacayaasha gobolada dalka Somaliland

Waxaan ujeedada xog ururintan ka hadlay gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha agaasimaha waaxda qaxoontiyada iyo masuul ka socday haayada IOM.

Exit mobile version