Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaqaalaha Ku Wargalisay In Ay Maalinta Bari Fasax Yihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaqaalaha Ku Wargalisay In Ay Maalinta Bari Fasax Yihiin.
October 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada Khaalid Qodax ayaa qoraal uu soo saaray shaqaalaha dawlada ku wargaliyay in maalinta bari ah ay yihiin fasax xuska dhalashada Rasuulka Awgeed NNKH” Taasi oo kamid ah maalmaha qaran ee shaqaalaha dawladu fasaxa yihiin.

HALKAN KA AKHRI WAREEGADA KASOO BAXDAY HAAYADA SHAQAALAHA DAWLADA JSL;

 

COMMENTS
LINKS