WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaqaalaha Ku Wargalisay In Ay Maalinta Bari Fasax Yihiin.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada Khaalid Qodax ayaa qoraal uu soo saaray shaqaalaha dawlada ku wargaliyay in maalinta bari ah ay yihiin fasax xuska dhalashada Rasuulka Awgeed NNKH” Taasi oo kamid ah maalmaha qaran ee shaqaalaha dawladu fasaxa yihiin.

HALKAN KA AKHRI WAREEGADA KASOO BAXDAY HAAYADA SHAQAALAHA DAWLADA JSL;

 

Exit mobile version