DAAWO;-Mustafe Cagjar Oo Markale Loo Dhaariyay Madaxwaynaha DDSI. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mustafe Cagjar Oo Markale Loo Dhaariyay Madaxwaynaha DDSI.
October 18, 2021 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Baarlamaanka  ismaamulka dawlad deegaanka itoobiya ayaa maanta madaxwaynaha DDSI Udoortay mustafe muxumed cumar ooh ore u ahaa madaxwaynaha.

Munaasibada dhaarinta madaxwaynaha ddsi ayaa waxaa kazoo qaybgalay madax ka kala socotay Somaliland,Kenya dawlada fadaraalka itoobiya iyo qaarkamid ah madaxda kililada itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS