Ciidamada Itoobiya Oo Duqeeyay Caasimada Gobolka Tigrey Ee Maqalle Iyo Khasaaraha Ay Sobobeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Itoobiya Oo Duqeeyay Caasimada Gobolka Tigrey Ee Maqalle Iyo Khasaaraha Ay Sobobeen!
October 18, 2021 - Written by Editor:

Maqalle(W,N)-Ciidamada Cirka ee dawlada fadaraalka itoobiya Ayaa duqeeyay magaalo madaxda gobolka tigrey ee maqale Taasi oo ay duqaymahaasi ku dhinteen dad rayid ah.

Dawlada fadaraalka itoobiya ayaa iyadu dagaal kula jirta ciidamada TPLF oo kazoo horjeeda maamulka rasyalwasaare abiy axmed oo isagu guluf dagaal o uu hore ugu qaaday ku qabsaday gobolka balse markii danbe ay kazoo baxeen ciidamadiisu iyo kuwo taageerayy oo ka socday dalka ertrariya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS