Munaasibad Lagu Xusayay Dhalashada Nabi Muhumed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Munaasibad Lagu Xusayay Dhalashada Nabi Muhumed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
October 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu waynaynayo dhalashada rasuulkeenii suubaan NNKH Ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo asoo qaybgaleen masuuliyiin culimo ay aw diin iyo dadwayne tiro badan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS