WAJAALE NEWS

Munaasibad Lagu Xusayay Dhalashada Nabi Muhumed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu waynaynayo dhalashada rasuulkeenii suubaan NNKH Ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo asoo qaybgaleen masuuliyiin culimo ay aw diin iyo dadwayne tiro badan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version