DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Magaalada Arabsiyo Ka Dhagax Dhigay Garoon Kubadeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Magaalada Arabsiyo Ka Dhagax Dhigay Garoon Kubadeed.
October 19, 2021 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley,maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa magaalada arabsiyo ka dhagax dhigay garoon kubada cagta kaasi oo ah hirgalinayso dawlada hoose ee degmada gabiley.

Maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo maamulka degmada arabsiyo ayaa ka hadlay dhagax dhiga garoonka iyo muhiimada uu u leeyahay dhalinyarada degmada ooo baahi wayn uqabta garoon kubadeed oo la dhigo rooga cagaaran.

Badhasaaba gobolka gabiley ayaa isna ka hadlay munaasibad hagax dhiga garoonkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS