WAJAALE NEWS

Hogaamiye Xirsi Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani.

HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cai xaaji xasan ayaa si rasmi ah ushaaciyay in uu utartamayo gudoomiyaha xisbiga wadani oo shirkan dhawaan la qabanayo lagu dooran doono

Hogaamiye xirsi ayaa faah faahin ka bixiyay damaciisa gudoomiyaha xisbiga iyo waxyaabaha uu isleeyahay waad ku noqon kartaa gudoomiyaha xisbiga wadani ee cabdiraxmaan cirro xilka kala wareegi doona,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version