Cahdigii Isku Milanka!Qalinkii; Cabdirasaaq Askar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cahdigii Isku Milanka!Qalinkii; Cabdirasaaq Askar.
November 11, 2021 - Written by Editor:

“Mashaariicihii Dadku Usinaa Iyo Qaraabadii Madaxweynaha Oo Isku Milmay”! A, Askar.

Ø;Qaranimadii Iyo Qabiilkii oo isku milmay

Ø;Hayadii Garsoorka Iyo Fulintii oo isku milmay

Ø;Wasaaradii Arimaha Gudaha Iyo Maayiradii dalka qaar kamid ah oo isku milmay

Ø;Siyaasadii Xukuumada  iyo Ganacsigii oo isku milmay

Ø;Madaxtooyadii iyo Ganacsigii oo isku milmay

Ø;Dhaqankii iyo Siyaasadii Xukuumada oo isku milmay

Ø;Daalo iyo Ethiopian Airline oo Isku milmay

Ø;Mansabkii iyo Lacagtii oo isku milmay

Ø Siyaasadii Arimaha dibeda dalka iyo Gudihii oo isku Milmay.

Ø;Mansabkii Ugu Sareeyey Dalka iyo Maalqabeenimadii Oo Isku Milmay.

Ø;Shaqaalihii Madaxtooyada Iyo Magacaabistii Mansabyada Xukuumada Oo Isku milmay.

Ø;Mashaariicihii Dadku Usinaa Iyo Qaraabadii Madaxweynaha Oo Isku Milmay!

……………….Lasoco………………..

By; Abdirazak Askar.

COMMENTS
LINKS