Shirwaynaha ICTga Somaliland Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka War Murtiyeed Kasoo Baxay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirwaynaha ICTga Somaliland Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka War Murtiyeed Kasoo Baxay!
November 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirka ICTga Somaliland ooo mudo laba cisho ah ka socday magaalada hargaysa ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo ay qabatay wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland sanadkii sedexaad,

Shirwaynaha ICTga Somaliland ayaa laga soo saaray warmurtiyeed lagu soo koobay qodobadii kazoo baxay shirkan.

HALKAN KAGA BOGO QODOBADA KASOO BAXAY;

COMMENTS
LINKS