WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliand Oo Shaacisay Qorshe Ay Ku Xakamaynayso Muuqaalada Iyo Wararka Been Abuurka Ah Ee Lagu Baahiyo Baraha Bulshada!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa faah faahin ka bixiyay qorshe ay xukuumadu wado oo lagu xakamaynayo muuqaalada iyo Wararka been abuurka ah ee laga baahiyay baraha bulshada oo Mudooyinkii danbe saamayn ku yeeshay shacabka Somaliland,

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta oo waraysi siiyay Idaacada laanta Afsomaliga ee BBCda ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha xukuumadu wado ee lagu xakamaynayo wararka been abuurka ee lagu baahiyay baraha bulshada iyo wakhtiga lagu wado in uu dhaqan galo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version