Nooca Cusub Ee Xanuunka Covid-19 Oo Kusii Faafaya Wadamada Qaarada Yurub Iyo Africa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Nooca Cusub Ee Xanuunka Covid-19 Oo Kusii Faafaya Wadamada Qaarada Yurub Iyo Africa.
November 29, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Nooc cusub oo xanuunka covid19 ayaa laga helay wadamo ku yaala qaarada Africa iyo yurub kaasi oo hada sixawliya ugu sii faafaya dalal kamid ah kuwo qaarada yurub

Sidoo kale noocan cusub ee cudurka covid9 ayaa laga cabsi qabaa in uu ka halis bato kii hore ee dunida soo maray kaasi oo saamayn wayn ku yeeshay dhaqaalaha aduunka isku socodka caalamka halka uu ka galaaftay malaayiin dad ah noloshoodii.

 

COMMENTS
LINKS