Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Warbixiyay Shir Caalamiya Oo Uu Kaga Qaybgalay Dalka Gana. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Warbixiyay Shir Caalamiya Oo Uu Kaga Qaybgalay Dalka Gana.
November 29, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaaarada waxbarashada Somaliland Cabdixakiim Siciid Bustaale Oo ay Weheliyaan koox Dhalinyaro ah ayaa Dalka Gana Ee qaarada Africa kaga qaybgalay shir caalami ah ay kasoo qaybgalay dhalinyarada Qaarada africa.

Wasiir kuxigeenka wasaradawaxbarashada oo dalka kusoo guryo noqday ayaa ka warbixiyay shir uu kaga qaybgalay dalka gana iyo kulamo ay la yeesheen madax katirsan dalka gana.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS