WAJAALE NEWS

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Warbixiyay Shir Caalamiya Oo Uu Kaga Qaybgalay Dalka Gana.

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaaarada waxbarashada Somaliland Cabdixakiim Siciid Bustaale Oo ay Weheliyaan koox Dhalinyaro ah ayaa Dalka Gana Ee qaarada Africa kaga qaybgalay shir caalami ah ay kasoo qaybgalay dhalinyarada Qaarada africa.

Wasiir kuxigeenka wasaradawaxbarashada oo dalka kusoo guryo noqday ayaa ka warbixiyay shir uu kaga qaybgalay dalka gana iyo kulamo ay la yeesheen madax katirsan dalka gana.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version