Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilaabay Olole Cashuur Ururin Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilaabay Olole Cashuur Ururin Ah.
November 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose oo uu horkacayo maayarka caasimada oo ay weheliyaan shaqaalaha dawlada hoose ayaa saaka bilaabay olole lagu ururinayo cashuurta.

Sidoo kale maayarka cabdikariim axmed mooge ayaa fariin udiray shacabka caasimada.

COMMENTS
LINKS