Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Soo Saartay Wareegto Ay Ku Mamnuucayso Fariimaha Shirkaduhu Udiraan Bulshada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Soo Saartay Wareegto Ay Ku Mamnuucayso Fariimaha Shirkaduhu Udiraan Bulshada.
November 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa soo saaray wareegto ay wasaaradu ku mamnuucayso fariimaha ay shirkadaha isgaadhsiintu udiraan dadka sita nimcardka shirkadaha

Wareegta ay soo saartay wasaarada isgaadhsiinta ayaa dhaqan galaysa 1/12/2021,

HALKAN KA AKHRI WAREEGTADAN;

COMMENTS
LINKS