Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Hadlay Mawqifka Somalland Ee Dagaalada Itoobiya Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Hadlay Mawqifka Somalland Ee Dagaalada Itoobiya Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.
November 30, 2021 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Wasiirka wasarada arimaha dibada somaliland Dr Ciise Kayd oo socdaal ku jooga dalka ingiriiska ayaa waraysi uu siiyay laanta afka somalida ee idaacada bbcda kaga hadlay safar uu ku marayay maraykanka iyo ingiriiska.

Sidoo kale wasiirka arimaha dibada somaliland ayaa cadeeyay mawqifka somaliland ee dagaalada ka socda gudaha itoobiya una dhexeeya dawlada fadaraalka iyo jabhada tplf.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS