WAJAALE NEWS

DAAWO;-Orodyahan Maxamed Faarax Oo Si diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley ayaa magaalaa gabiley sidiiran ugu soo dhaweeyay orodyahanka caanka ah ee MO FAARAX.

Waxaana soo dhawaynta orodyahanka ka hadlay maayarka magaalada gabiley, badhasaabka, ururada haweenka, iyo dhalinyaro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version