Laag Barako Huteel Oo Lagu Sameeyay Dib Uhabayn Iyo Adeegyada Uu Macaamiisha Usoo Kordhiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Laag Barako Huteel Oo Lagu Sameeyay Dib Uhabayn Iyo Adeegyada Uu Macaamiisha Usoo Kordhiyay.
January 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Huteelka Laag Barako Oo kamid ah Huteelada casriga Ah Ee Caasimada Hargaysa kuna yaala xaafada jig jiga Yar Gaar Ahaan Sun hutel Amaba kazoo horjeedka Maka Almukara2 ayaa lagu sameeyay dib uhabayn dhinacyada hurdada iyo cuntooyinka Ah Kaasi oo kuu furan Amaba kuu adeegi doona 24sacadood. Habeen iyo maalinba.

Maamulka huteelka laag barako ayaa shacabka Somaliland ugu  bushaareeyay in ay marwalba ka heli doonaan qaybta Hurdada iyo cuntooyinka iyadoo macaamiisha loogu adeegayo hanaan Hufan.

Hadii aad ku sugan tahay caasimada hargaysa amaba aad tahay safar ubaahan huteel uu seexdo Oo aad ka helayso cuntooyin noocwalba Ah Ugu Hagaag Laag Barako Huteel Oo Ku Leh Macmiil Soo Dhawoow.

Kala Xidhiidh Tel; 0634127774.

LINE; 572585

COMMENTS
LINKS