Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Oo Dhaliilo Hore leh u Jeediyey Madaxweynaha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Oo Dhaliilo Hore leh u Jeediyey Madaxweynaha Jsl.
January 22, 2022 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi xaaji cali Xassan ayaa dhaliilo xooga u jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, waxaanu sidoo kale naqdiyey khudbado farabadan oo uu madaxweynuhu ka jeediyey madalo kala duwan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Khudbada Gudoomiye Xirsi.

COMMENTS
LINKS