Shacabka Magaalada Gabiley Oo Banaan Bax La Yaab Leh Soo bandhigay Muujiyeyna Qadiyadooda Aqoonsiga Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Gabiley Oo Banaan Bax La Yaab Leh Soo bandhigay Muujiyeyna Qadiyadooda Aqoonsiga Somaliland.
January 22, 2022 - Written by Editor:

Gabiley(W.N):-Shacabka ku nool guud ahaan gobolka gabiley ayaa isku soo baxyo aan hore loo arag ku muujiyey qadiyada aqoonsiga somaliland iyagoo sidoo kale mahadnaq balaadhan kagaga falceliyey Talaabadii Xildhibaanada golaha baarlamaanka ingiriisku kusoo bandhigeen dareenka aqoonsiga somaliland.

COMMENTS
LINKS