WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shacabka Reer Boorama Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Doodii Baarlamaanka Ingiriiska Ee Aqoonsiga Somaliland.

BOORAMA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka reer boorama ayaa banaan bax balaadhan ku muujiyay taageerada ay shacabka reer somaliland uhayaan doodii baarlamaanka ingiriiska aqoonsiga somaliland.

Sidoo kale maamulka gobolka ayaa shacabka kala qayb qaatay isku soo baxan lagu taageerayay aqoonsi raadinta somaliland ee ka bilaaban tahay baarlamaanka dalka uk.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version