WAJAALE NEWS

Shacabka Magaalada Burco Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Qadiyada Somaliland Iyo Doodii Baarlamaanka Uk.

BURCO(W,N)-Kumanaan kamid ah shacab ku dhaqan magaalada burco ayaa iskugu soo baxay banana bax ay ku taageerayaan qadiyada Somaliland iyo doodii baarlamaanka Uk ka yeesheen

Sidoo kale maamulka gobolka iyo ka degmada ayaa shacabka kala qayb qaatay isku soo baxan.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version