Afhayeen Buuni Oo Ku Hanjabay In Dalka Laga Qaban Doono Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Xirsi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeen Buuni Oo Ku Hanjabay In Dalka Laga Qaban Doono Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Xirsi.
January 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga kulmiye cabdinaasir buuni ayaa markale eedo culus ujeediyay gudoomiyaha xisbiga Wadani xirsi cali xaaji xasan oo isagu hore udhaliilo ugu jeediyay madaxwayne biixi.

Afhayeen Buuni ayaa sheegay in dalka laga qaban doono gudoomiye xirsi iyo dadka lamid ah waa sida uu hadal udhigaye.

COMMENTS
LINKS