Shaqaalaha Haayada Wadooyinka Oo Aan Mushar Qaadan Mudo 3bilood Ah Iyo Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaalaha Haayada Wadooyinka Oo Aan Mushar Qaadan Mudo 3bilood Ah Iyo Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay.
January 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame ayaa ka hadlay shaqaalaha haayada wadooyinka oo aan wax mushahar qaadanin mudo sedex bilood ah

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa xukuumadu ku dhaliilay in shaqaalaha haayada wadooyinka ee ka shaqeeya wadada ceerigaabo mudo intaa leeg aanay qaadanin wax mushahar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS