Prof Ibraahim Meecaad Oo Baaq Udiray Dhalinyarada Reer Gabiley Iyo Wuxu Daaran Yahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Baaq Udiray Dhalinyarada Reer Gabiley Iyo Wuxu Daaran Yahay!
May 4, 2022 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland Eek u dhaqan dalka dibadiisa  Ayaa fariin xog waran, hogo tusaaley iyo talo soo jeedin iskugu Jirta udiray dhalinyarada reer gabiley oo xisbiyada siyaasada Kala taageersan kana hadlaya taariikh aanay haynin xaqiiq deeda.

Sidoo kale prof meecaad ayaa dhalinyrada reer gabiley ee ku kala jirta sedex xisbi qaran ugu baaqay in ay midays naadaan danta gabiley.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS