WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama!

BOORAMA(W,N)-Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Boorama si Diiran Loogu  soo dhaweeyay.

Hogaanka labada Xisbi ayaa ka qayb galaya xuska maalinta Qaran ee 18-ka May.

 

Exit mobile version