WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan iyo wafti oo hogaaminayo oo kamid ah hogaanka xisbiga ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee magaalada burco

Gudoomiye ayaa magaalada burco kaga qaybgalay xuska maalinta qarannimada jsl ee 18may oo maalinta bari ah ku began

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version