Madaxwayne Kuxigeenka DDS Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka DDS Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
May 17, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayo maadxwayne kuxigeenka dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka tog wajaale dhinaca somaliland kuwaasi oo ka qaybgali doono xuska maalinta qarannimada somaliland.

Waxaana waftigan halkaasi kusoo dhaweeyay wasiiro xukuumada somaliland katirsan oo uu hogaaminayo wasiirka maaliyada isgaadhsiinta iyo maamulka degmada wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS