WAJAALE NEWS

Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Oo Awaamiir Soo Saaray Iyo Fariinta Ay Shacabka Udireen.

HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaranka ee qaban qaabada xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may oo maalinta bari ah ku began ayaa soo saaray awaamiirla xidhiidha isku socodka gaadiidka

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha oo ku hadlaya afka gudida ayaa shacabka iyo dhalinyarada ugu baaqay in ay ilaaliyaan abniga si degan uxusaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version