DAAWO;-Udiyaar Garowga Xuska 18may Iyo Shacabka Reer Boorama Oo Siwayn Iskugu Diyaarinaya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Udiyaar Garowga Xuska 18may Iyo Shacabka Reer Boorama Oo Siwayn Iskugu Diyaarinaya!
May 17, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Shacabka magaalada boorama ayaa siwayn iskugu diyaarinaya xuska maalinta qaranimada Somaliland oo kuwaasi oo caawa bilaabay dabaal degyo lagu soo dhawaynayo maalinta qarannimada Somaliland oo ku beegan maalinta bariya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS