WAJAALE NEWS

DAAWO;-Udiyaar Garowga Xuska 18may Iyo Shacabka Reer Boorama Oo Siwayn Iskugu Diyaarinaya!

BOORAMA(W,N)-Shacabka magaalada boorama ayaa siwayn iskugu diyaarinaya xuska maalinta qaranimada Somaliland oo kuwaasi oo caawa bilaabay dabaal degyo lagu soo dhawaynayo maalinta qarannimada Somaliland oo ku beegan maalinta bariya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version