Magaalada Wajaale Iyo Sidii Loogu Dabaal Degay Maalinta Xuska Qarannimada Somaliland Ee 18may. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Wajaale Iyo Sidii Loogu Dabaal Degay Maalinta Xuska Qarannimada Somaliland Ee 18may.
May 18, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

TOG Wajaale(W,N)-Magaalada wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta siwayn looga xusay dabaal dega maalinta qarannimada somailand ee 18may sanad guurada 31may.

Kumanaan kamid shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale iyo maamulka degmada ayaa iskugu soo baxay xuska maalintan iyagoo ku gaashaaman calanka jamhuuriyada somaliland.

COMMENTS
LINKS