WAJAALE NEWS

Magaalada Wajaale Iyo Sidii Loogu Dabaal Degay Maalinta Xuska Qarannimada Somaliland Ee 18may.

TOG Wajaale(W,N)-Magaalada wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta siwayn looga xusay dabaal dega maalinta qarannimada somailand ee 18may sanad guurada 31may.

Kumanaan kamid shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale iyo maamulka degmada ayaa iskugu soo baxay xuska maalintan iyagoo ku gaashaaman calanka jamhuuriyada somaliland.

Exit mobile version