Magaalada Gabiley Iyo Wacdarihii Dabaal Dega Xuska 18may Iyo Waxyaabaha ku Cusbaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Gabiley Iyo Wacdarihii Dabaal Dega Xuska 18may Iyo Waxyaabaha ku Cusbaa!
May 18, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

GABILEY(W.N)-Magaalada gabiley ayaa maanta siwayn loogu soo baxay xuska sanad guurada 31aad ee maalnta qarannimada Somaliland ee 18may kumaan shacab ah.

Waxaana munasibadan shacabka kala qaybgalay maamulka gobolka masuuliyiin ka socday xukuumada.

 

COMMENTS
LINKS