WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Oo Sheegay In Uu Qaatay Talooyin Uu Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi oo caawa ka hadlayay munaasibad xuska 18may oo lagu qabtay qasriga madaxtooyada ayaa umahad celiyay wufuud ka kala socotay wadamada jaar oo kazoo qaybgalaymunaasibada sanad guurada 31aad ee madaxbanaaninada Somaliland

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa garwaaqsaday talo uu usoo jeediyay gudoomiyaha golaha wakiiladu oo la xidhiidha muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version