Waftigii Ka Socday DDS Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socday DDS Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
May 19, 2022 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayay madaxwayne kuxigeenka dawlad deegaanka somalida itoobiya oo somaliland uyimid ka qaybgalka xuska 18may ayaa maanta lagu sii sabootiyay magaalada wajaale ee xuduudka labada dal.

Waxaa halkaasii kusii anbo bixiyay wasiirada isgaadhsiinta iyo gaashaandhiga oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale.

COMMENTS
LINKS